Kiiska dacwadda Maxamuud Khaliil

Your browser doesn’t support HTML5

Garsoore heer federaal ah ayaa kordhiyay amarka lagu joojinayo masaafurinta Maxamuud Khalil, oo ah arday ka qalin-jabiyay jaamacadda Columbia, kuna nool Mareykanka si sharci ah. Maamulka Donald Trump ayaa isku dayaya in la tarxiilo.