Walaaca lacagta dijitaalka ee Soomaaliya

Your browser doesn’t support HTML5

Lacagaha la isugu diro telefoonada ee Soomaaliya waxaa maamula shirkado gaar loo leeyahay, waxaana qaar ka mid ah ganacsatada Soomaalida ay walaac ka muujiyeen in aysan jirin hay’ad dhexe oo si rasmi ah u maamusha nidaamka lacagahaasi.