Qalalaasaha doorashada dalka Romania
Your browser doesn’t support HTML5
Doorashada madaxtinimo ee Romania ayaa wajahaysa qalalaase kadib markii la baabi’iyay natiijada wareeggii koowaad, taasoo lagu eedeeyay in Ruushku farageliyay hannaanka doorashada.