Kulanka G7 oo diiradda saaraya Ruushka

Your browser doesn’t support HTML5

Dagaalka Ruushka iyo Ukraine ayaa ah mawduuca ugu weyn ee lagu gorfeeyo shirka Wasiirrada Arrimaha Dibadda ee dalalka G7, kaas oo maanta oo Khamiis ah ka furmay magaalada Quebec ee dalka Canada.