Ciidanka Ruushka oo qabsaday Sudzha

Your browser doesn’t support HTML5

Wasaaradda Difaaca ee Ruushka ayaa maanta oo Khamiis ah ku dhawaaqday in ciidamadeedu ay si buuxda ula wareegeen gacan ku haynta Sudzha, oo ah magaalada ugu weyn gobolka Kursk ee Ukraine, kuna taalla xuduudda labada dal.