SADC oo joojinaysa howlgalka DR Congo

Your browser doesn’t support HTML5

Madaxda ururka SADC, oo ay leeyihiin dalalka Koonfur Afrika, ayaa maanta oo Khamiis ah ku dhawaaqay inay joojinayaan howl-gallada milateri ee ay ka wadaan Jamhuuriyadda Dimoqraadiga ah ee Congo (DRC), iyagoo bilaabaya inay si tartiib tartiib ah ciidamadooda ugala baxaan halkaas.