Madaxweynaha Suuriya oo saxiixay dastuur ku-meel gaar ah

Syria Hediye Levent

Madaxweynaha ku-meel-gaarka ah ee Suuriya ayaa Khamiistii shalay saxiixay dastuur ku-meel-gaar ah oo dalka ku hoggaamin doona dowlad Islaami ah muddo shan sano ah, inta lagu jiro marxaladda kala-guurka ee lagu doonaayo in lagu soo dhiso maamul rasmi ah.

Warbixin ay arrintan ka qortay VOA, waxaa noo soo koobaya Cabdulqaadir Maxamed Mursal.

Your browser doesn’t support HTML5

Madaxweynaha Suuriya oo saxiixay dastuur ku-meel gaar ah