Abbas oo caalamka ka codsaday in ay joojiyaan hubka ay siiyaan Israel

Madaxweynaha Falastiin Maxamuud Cabbaas ayaa ugu baaqay beesha caalamka gaar ahaan Mareykanka in ay joojiyaan hubka ay u dirayaan Israa’ii,l si buu yiri, loo soo afjaro dhiigga ku daadanaya Daanta Galbeed iyo Marinka Gaza.

Israel ayaa tan iyo October 2023 dagaal culus ku haysay Gaza, taasi oo ka dambeysay markii Xamas ay weerar ku qaadeen Israel 7-dii October.

Warbixin ay qortay VOA waxaa noo haya Cabdulqaadir Samakaab.

Your browser doesn’t support HTML5

Abbas oo caalamka ka codsaday in ay joojiyaan hubka ay siiyaan Israel