Abiy Ahmed iyo TPLF oo kulmay markii ugu horreysay

Abiy Ahmed Ali

Ra'isul Wasaaraha Itoobiya Abiy Ahmed iyo xubno kale oo ka tirsan xukuumaddiisa ayaa sida ay sheegeen masuuliyiin iyo warbaahinta dawladu, kulankii u horreeyey la yeeshay hoggaamiyeyaasha TPLF tan iyo markii heshiiska nabadeed la gaaray bishii November

Warbixin ay wakaalada wararka ee AFP arintan ka qortay waxa inoo soo jeedinaya Abdi hakin Shirwac.

Your browser doesn’t support HTML5

Abiy iyo hoggaamiyeyaasha TPLF oo kulmay .mp3