Adkeynta ammaanka gobolka Awdal oo laga shiray

Boorama

Maamulka gobolka Awdal iyo madaxda dhaqanka ayaa ka wada hadlay adkaynta ammaanka iyo nabadgelyada gobolka, kulankaasi oo ka qabsoomay gudaha magaalada Boorama.

Warbixin arrintaas ku saabsan waxaa soo diray weriyaha VOA Haashiim Sheekh Cumar Good.

Your browser doesn’t support HTML5

Adkeynta ammaanka gobolka Awdal oo laga shiray