Daraasad ku Saabsan Caanaha Geela

Nicholas Karubiu oo ka mid ah dhakhaatiirta xoolaha oo la jooga Geel lagu xanaanneeyo Xaruunta Cilmi baadhista ee (Mpala Research Centre) oo ku taala, Laikipia District, Kenya. (Sharon Deem, Saint Louis Zoo)

Dhakhtarka xoolaha Nicholas Karubiu (midig) iyo Maamulaha xaruunta Mpala Mr Jerimiah oo dhiig ka qaadaya Geel. (Sharon Deem, Saint Louis Zoo)

Geela oo lagu sii wado Xaruunta Cilmi baadhista ee (Mpala Research Centre) oo ku taala, Laikipia District, Kenya. (Sharon Deem, Saint Louis Zoo)

Mid kamid ah Geeljirayaasha Xaruunta oo la ciyaaraya neef geela. (Sharon Deem, Saint Louis Zoo)

Shirkadda Vital Milk Camel Ltd.oo ku taalla  Nanyuki waa shirkadda kaliya ee lagu farsameeyo caanaha geela ee dalka Kenya. (Sharon Deem, Saint Louis Zoo)

Caanaha Geela oo loo wado warshad . (Sharon Deem, Saint Louis Zoo)

Margaret Kinnaird oo ku xeel dheer xanaanada xoolaha oo diwaangalinaysa xaaladda caafimaad ee Geela (Sharon Deem, Saint Louis Zoo)

Geeljire raacaya Geel. (Sharon Deem, Saint Louis Zoo)

Geel daaqaya. (Sharon Deem, Saint Louis Zoo)