Muqdisho —
Dowladda Soomaaliya ayaa sameysay taleefoonno ay soo wici karaan dadka ay la soo xiriiraan Al-Shabaab si ay uga qaataan lacago baad ah, waxaana dowladdu sheegtay in dadka soo wacaya aan looga baahnayn inay sheegaan magacyadooda iyo goobta ay ku sugan yihiin.
Dowladda ayaa sheegtay in kaliya ee ay u baahan yihiin in qof soo wacaya uu bixiyo macluumaadka ku saabsan qofka dalbanaya baadda.
Xasan Kaafi Qoyste ayaa warbixin Muqdisho kasoo diray.
Your browser doesn’t support HTML5