Al-Shabaab oo ciidamada dowladda ka qabsatay laba fariisin oo militari

Al-Shabab Al-Shabaab

Kooxda Al-Shabaab ayaa ciidamada dowladda Soomaaliya ka qabsatay laba fadhiisin oo military oo ku yaalla duleedka magaalada Baydhaba ee maamulka Koonfur Galbeed ee Soomaaliya.

Maleeshiyada Al-Shabaab ayaa la sheegayaa inay haatan ku sugan yihiin gacantana ku hayaan deeggaanada Deynunay iyo Goof-gaduud ee gobolka Bay.

Warbixintan waxaa noo soo diray weriyaha VOA Mukhtar Maxamed Catoosh.

Your browser doesn’t support HTML5

Al-Shabaab oo ciidamada dowladda ka qabsatay laba fariisin oo militari