Ururka Al Shabaaab ayaa Deegaanka Daaru Nicma ee hoostaga Degmada Ruun-Nirigood ka afduubtay qaar ka mid ah dadka deegaankaasi, kuwaas oo tiradooda kor u dhaafeyso ilaa 30 ruux oo isugu jira, odayaal, aaween iyo Caruur, ilaa iyo iminkana lama oga halka ay dadkaasi geeyeen.
Haddaba Gudoomiyaha Degmada Ruun-Nirgood Macallin Muxidiin Maxamuud Kulmiye, ayaa wariyaheen magaalada Muqdisho Xasan Kaafi Qoyste, uga waramay qaabka ay wax u dhaceen iyo sida dadkaasi loo afduubtay.
Your browser doesn’t support HTML5