Al-shabaab oo furay waddooyinka soo gala magaalada Baydhabo

Waxaa maanta Magaalada Baydhabo soo gaaray gaadiid sida Badeecooyin kala duwan kadib markii muddo kooxda Al-Shabab ay xannibeen waddooyinka Baydhabo soo gala.

Warbixintan waxaa inoo soo diray Mukhtaar Maxamed Catoosh.

Your browser doesn’t support HTML5

07-23 AL-SHABAB BAIDOA.m4a