Nairobi —
Ammaanka dalka Kenya ayaa aad loo adkeeyay xilli inta badan shacabka ay u dabaal dagayaan munaasabadda Ciidda Masiixiga ee 25-ka December.
Waxaa jirta cabsi laga qabo in gobollada qaar sida gobbolka xeebta ee Lamu ay beegsadaan kooxaha argagixisada. Meelaha ammaankooda la adkeeyay ayaa waxaa ka mid ah magaalada caasimadda ah ee Nairobi.
Khadar Maxmud Xareed, ayaa warbixintan soo diray.
Your browser doesn’t support HTML5