London —
Barnaamijka Amuuraha Islaamka ee toddobaadkan waxaan ku eegeyna dowladda UK oo lagu eedeeyay inay qeyb ka tahay dagaalka Yemen maadaama ay hub ka iibiso dowladaha militari ahaan ku jira dagaalkaas.
Waxaa barnaamika soo diyaariyay soona jeedinaya wariyaha VOA-da ee magaalada London Cabdixaafid Cawil Ismaaciil.
Your browser doesn’t support HTML5