Amuuraha Islaamka: Dagaalka Sudan oo xoogeystay

Barnaamijka Amuuraha Islaamka waxa uu toddobaadkan ku saabsan yahay dagaalka ka socda dalka Sudan oo xoogeystay, ayada oo ciidamada ay duqeymo iyo weerar culus ku hayaan caasimadda Khartoum.

Waxaa soo jeedinaya Maxamed Bashiir Cabdiraxmaan.

Your browser doesn’t support HTML5

Amuuraha Islaamka: Dagaalka Sudan oo xoogeystay