Amuuraha Islaamka: Heshiiska ay gaareen Xamas iyo Fatax

Barnaamijka Amuuraha Islaamka waxa uu toddobaadkan ku saabsan yahay heshiiska ay magaalada Beijing ku gaareen kooxaha Falastiiniyiinta ee Xamas iyo Fatax, heshiiskaas oo ay aad uga hor-yimaadeen Reer Galbeedka.

Waxaa soo jeedinaya Cabdixaafid Cawil Ismaaciil.

Your browser doesn’t support HTML5

Amuuraha Islaamka: Heshiiska ay gaareen Xamas iyo Fatax