Ankara —
Barnaamijka Amuuraha Islaamka waxa uu toddobaadkan ku saabsan yahay isu soo dhowaanshaha dalalka Niger iyo Turkey kadib markii dalkan ku yaalla Galbeedka Afrika oo xiriirka u jaray militarigii Reer Galbeed, ee Mareykanka uu ku jiro.
Waxaa soo jeedinaya Cabdixaafid Cawil Ismaaciil.
Your browser doesn’t support HTML5