Amuuraha Islaamka: Mareykanka oo cunaqabatayn cusub saaray Iran

Barnaamijka Amuuraha Islaamka waxa uu toddobaadkan ku saabsan yahay Mareykanka oo cunaqabateyn cusub ku soo rogay Iran sababo la xiriira barnaamijkeeda Nukliyeerka.

Waxaa soo jeedinaya Cabdixaafid Cawil Ismaaciil.

Your browser doesn’t support HTML5

Amuuraha Islaamka: Mareykanka oo cunaqabatayn cusub saaray Iran