Amuuraha Islaamka: Turkiga iyo dagaalka Bariga Dhexe

Barnaamijka Amuuraha Islaamka waxa uu toddobaadkan ku saabsan yahay kulan baarlamanka Turkiga ay ka yeesheen colaadda Bariga Dhexe kadib markii madaxweyne Recep Tayyip Erdogan uu sheegay in ujeedka Israel uu yahay in ugu dambeyn ay qabsato Turkey.

Barnaamijka waxaa London ku soo diyaariyey Cabdixaafid Cawil Ismaaciil.

Your browser doesn’t support HTML5

Amuuraha Islaamka: Turkiga iyo dagaalka Bariga Dhexe