Amuuraha Islaamka: Wada-hadallo u socda Mareykanka iyo Iran

Barnaamijka Amuuraha Islaamka waxa uu toddobaadkan ku saabsan yahay wada-hadallo aan toos aheyn oo Mareykanka iyo Iran uga socda dalka Cumaan, oo la xiriira barnaamijka Nukliyeerka ee Tehran.

Waxaa soo jeedinaya Cabdixaafid Cawil Ismaaciil.

Your browser doesn’t support HTML5

Amuuraha Islaamka: Wada-hadallo u socda Mareykanka iyo Ira