Amuuraha Islaamka: Xayiraadaha Israa'iil ee Masjidka Al-Aqsa

Barnaamijka Amuuraha Islaamka ee toddobaadkan waxaan ku eegeynaa xayiraadda ay Israa'iil saartay muslimiinta bisha barakeysan ee Ramadan ku cibaadeysan lahaa masjidka Al-aqsa.

Waxaa barnaamijka soo diyaariyay soona jeedinaya Cabdixaafid Cawil Ismaaciil.

Your browser doesn’t support HTML5

Amuuraha Islaamka