Amuuraha Islaamka: Xiisadda Reer Galbeedka iyo Xuutiyiinta

Barnaamijka Amuuraha Islaamka waxa uu toddobaadkan ku saasban yahay xiisadda u dhaxeysa dalalka Reer Galbeedka iyo kooxda Xuutiyiinta Yemen. Dalalka UK iyo Mareykanka ayaa dhowaanahan waday duqeyn ka dhan ah kooxdan.

Waxaa soo jeedinaya Cabdixaafid Cawil Ismaaciil.

Your browser doesn’t support HTML5

Amuuraha Islaamka: Xiisadda Reer Galbeedka iyo Xuutiyiinta