Washington —
Barnaamijka Amuuraha Mareykanka waxa uu toddobaadkan ku saabsan yahay waxa ugu wacan is-naceybka bulshada dhexdeeda ah ee kusii kordhaya Mareykanka, ayada oo doorashada madaxweynaha ay naga xigto wax ka yar toddobaad.
Waxaa soo jeedinaya Maxamed Cabdi Xasan Sandheere.
Your browser doesn’t support HTML5