Aqalka Cad oo ka hadlay weerarkii Israel ee xero ku taalla Rafax

Aqalka Cad ayaa ku tilmaamay duqaynta Israel ee xerada qaxoontiga Rafax mid laga naxo, balse aan qaadin wax tallaabo ah si loo xadido kaalmada milatari ee Israel ama bedalka siyaasadda lagu taageerayo xaqa ay u leeyihiin hawlgalada Gaza.

Anita Powel ayaa warbixintan ka soo diyaarisay Aqalka Cad, waxaana soo jeedinaya Cabdixakim Shirwac.

Your browser doesn’t support HTML5

Aqalka Cad oo ka hadlay weerarkii Israel ee xero ku taalla Rafax