Aragtida Biden iyo Trump ee ku aadan awoodda militariga Mareykanka

Tartamayaasha xilka madaxtinimo ee Maraykanka ee Joe Biden iyo Donald Trump ayaa labaduba sheegaya in loo baahan yahay militari xoog badan oo uu Maraykanku yeesho.

Biden ayaa sheega in ciidanka Maraykanku uu haddaba xoog badan yahay, halka Trump uu ka sheego in ciidanku uu taag daran yahay, isaguna uu dib u dhisi doono marka uu madaxweyne noqdo.

Warbixintan waxaa soo diyaariyey wariyaha VOA Scott Stearns, waxaana soo jeedinaya Maxamed Cabdi Sandhere.

Your browser doesn’t support HTML5

Aragtida Biden iyo Trump ee ku aadan awoodda militariga Mareykanka