Muqdisho —
Soomaaliya ayaa gashay xiisad siyaasadeed oo cusub kadib markii uu ra’iisul wasaare Rooble dalka ka eryey wakiilka gaarka ah ee Midowga Afrika, taasi oo uu ka horyimid madaxweyne Farmaajo.
Waxay tani kusii darsameysaa khilaafyo horey oo u dhaxeeyey madaxweynaha iyo ra’iisul wasaaraha dalka.
Xiisadahan ayaa waxaa dareenkooda ka dhiibtay qaar ka mid ah shacabka iyo waxgaradka ku nool magaalada Muqdisho.
Wariyaha VOA-da Seynab Abuukar Maxamed ayey u warameen.
Your browser doesn’t support HTML5