Garoowe —
Madaxweynaha Puntland Saciid Cabdullahi Deni ayaa soo dhisay golihiisa wasiirada cusub ee laga sugaaye tan iyo intii dib loo soo doortay horraantii bisha Janaayo ee sanadkaan.
Haddaba qaar ka mid ah dadka ku nool magaalada Garowe ayaa aragtidooda ka dhiibtay golahan cusub ee lagu dhawaaqay.
Nuur Muuse Birjeeb ayaa makaroofanka la dhex qaaday.
Your browser doesn’t support HTML5