Arday ka faa'iidaysatay barnaamij ay iska kaashadeen Mareykanka, UK iyo Soomaaliya

Kumannaan arday ah oo ay ku jiraan dhallinyaro seegay waxbarashadii aas-aasiga ahayd ayaa dhowaan ka qalin jebiyey barnaamijyo waxbarasho oo gaar ah oo ay iska kaashadeen dowladda Soomaaliya iyo dowladaha Mareykanka iyo UK.

Warbixintan waxaa inoo haya Haaruun Macruuf.

Your browser doesn’t support HTML5

Arday ka faa'iidaysatay barnaamij ay iska kaashadeen Mareykanka, UK iyo Soomaaliya