Ardayda gobolka Sool oo laga mamnuucay telefoonnada casriga ah

Maamulka waxbarashada gobolka Sool, ayaa mamnuucay in ardayda dhigata dugsiyada sare ee gobolkaasi ay iskuulaadka la yimaadaan telefoonnada casriga ah, taas oo ay u arkeen inay caqabad ku tahay waxbarashadooda.

Wariyaha VOA ee Laascaanood C/kariin Olaol ayaa warbixintan kasoo direy Laascaanood.

Your browser doesn’t support HTML5

Arday gobolka Sool oo laga mamnuucay isticmaalka Telefoonnada.mp3