Ardayda Shiinaha ee iman jiray Mareykanka oo hoos u dhacay

Ardayda ka timaadda dalka Shiinaha ayaa noqotay ardayda ugu badan ee ajnabi ah ee dalkan wax ka barata, hase ahaatee tirada ardaydaas ayaa haatan waxyar hoos u dhacday.

Weriyaha VOA Elizabeth Lee ayaa eegaysa sababaha ka dambeeya hoos u dhacan iyo weliba sida ay ardayda Shiinuhu u arkaan inay wax ka bartaan dalkan Maraykanka. Ismaaciil Xuseen Farjar ayaa soo jeedinaya.

Your browser doesn’t support HTML5

Ardayda Shiinaha ee iman jiray Mareykanka oo hoos u dhacay