Washington —
Maraakiibta iyo diyaaradaha Mareykanka ayaa dadaallo ka wada xeebaha gacanka Cadmeed si loo soo helo labo askari oo ka tirsan ciidamada badda Mareykanka oo la la’yahay.
Warbixin ay wakaaladda wararka Associated Press ka qortey arrintan waxaa soo koobaya Falastiin Axmed Iimaan.
Your browser doesn’t support HTML5