Askarta Sweden 'oo u xamaasad qaba' ka mid noqoshada NATO

Askarta Sweden ayaa Salaasadii shalay sheegay in ay ku faraxsan yihiin in Sweden ay ku biirto NATO, ayna diyaar u yihiin in ay ku dadaalaan sidii ay Sweden u gudan lahayd waajibaadka ka saaran xubinimada NATO.

Sweden ayaa dhowaan ku biirtay NATO kadib markii dalalka Turkey iyo Hungary oo muddo diidanaa ay ugu dambeyn ansixiyeen.

Faah-faahinta warkan waxaa inoo haya Xuseen Barre.

Your browser doesn’t support HTML5

Askarta Sweden 'oo u xamaasad qaba' ka mid noqoshada NATO