Kismaayo —
Madaxweynaha Jubbaland Axmed Madoobe oo shir jaraa'id ku qabtay magaalada Kismaayo ayaa ka hadlay xaalada gobolka Gedo oo ay isku hayeen dowladdii madaxweynihii hore Maxamed Cabdullahi Farmaajo, isaga oo sidoo kale ka hadlay sidii loo qaadi lahaa howlgalo ka dhan ah Alshabaab iyo arrima kale.
Faafaahinta warkaasi waxaa Kismaayo kasoo diray wariyaha VOA-da Aadan Maxamed Salaad.
Your browser doesn’t support HTML5