Muxuu Axmed Madoobe ka yiri qaadista cunaqabateynta hubka?

Axmed Madoobe

Madaxweynaha Jubbaland oo daahfurayay Kalfadhiga shanaad ee Golaha Wakiilada Jubbaland ayaa ka hadlay arrimo ay kamid yihiin Go'aankii Golaha Amaanka ee Qarmada Midoobe ee Soomaaliya ee looga qaaday xayiraada hubka, waxka badalka dastuurka Soomaaliya iyo Fatahaadaha ku dhuftay Jubbaland.

Faafaahinta Warkaasi waxaa Kismaayo kasoo diray Wariyaha VOA Aadan Maxamed Salaad (Aadan Kismaayo).

Your browser doesn’t support HTML5

Axmed Madoobe oo soo dhaweeyay qaadista cunaqabateynta hubka