Nairobi —
Baarlamaanka Kenya ayaa maanta ansixiyay qorshaha ay dowladda Kenya ku doonayso inay ciidammo gaaraya 1,000 askari oo Boolis ah ugu dirto dalka Haiti oo ay ka jiraan dhibaatooyinka amni darrada ah iyo kooxah burcad ah.
Qorshahan ay maanta ansixiyeen xildhibaanada Kenya ayaa xildhibaannada horyaallay toddobaadyadii lasoo dhaafay, waxayna ka doodayeen sax ahaan shihiisa.
Hadbaba, tillaabada uu Baarlamaanka Kenya ku ansixiyay qorshaha Kenya ee Haita ayaa wariyaha VOA-da ee Nairbi Khadar Maxamud Xareed waxa uu ka wareystay Xildhibaan Xuseen Waytaan Maxamed oo ka tirsan guddiga amniga ee Baarlamaanka Kenya.
Your browser doesn’t support HTML5