Baarlamanka Soomaaliya oo ansixiyey xisaab xirka miisaaniyadda 2022

Xildhibaanada baarlamanka

Xildhibaanada labada Aqal ee baarlamaanka Soomaaliya ayaa ansixiyey xisaab-xirka miisaaniyad sannadeedka 2022-ka, oo ay golaha horkeentay Wasaaradda Maaliyadda.

Warbixintan waxaa soo diray Xasan Kaafi Qoyste.

Your browser doesn’t support HTML5

Baarlamanka Soomaaliya oo ansixiyey xisaab xirka miisaaniyadda 2022