Baarlamanka Soomaaliya oo dib u ansixiyey miisaaniyadda 2023

Mudanayaasha labada Aqal ee Baarlamaanka Soomaaliya ayaa maanta ansixiyey dib u eegista cusub ee lagu sameeyey miisaaniyadda sannadkan 2023-ka oo dhan 917 milyan oo dollar. Waxaa oggol ku codeeyey 169 xildhibaan.

Xasan Kaafi Qoyste ayaa warbixintan inoo haya.

Your browser doesn’t support HTML5

Baarlamanka Soomaaliya oo dib u ansixiyey miisaaniyadda 2023