Muqdisho —
Tirada dadka ku dhintay daadadka Soomaaliya ayaa toddobaadkii tegay dhaaftay 100 qof.
Waxaa weli sii socda qeyla dhaanta ka soo yeereysa dowladda Soomaaliya, dowlad goboleedyada iyo hay’adaha gargaarka oo ku aadan xaaladda fatahaadda.
Maanta na baarlamanka Soomaaliya ayaa kullan ka yeeshay arrimaha fatahaadaha.
Wariyaha VOA ee Muqdisho Seynab Abuukar Maxamed ayaa warbixintan soo dirtay.
Your browser doesn’t support HTML5