Bandhigga VOA: Caqabadaha Abiy ka haysta gudaha xilli ay is-hayaan Soomaaliya

Barnaamijka Bandhigga VOA waxa uu toddobaadkan ku saabsan yahay hilaafka cirka isku sii shareeraya ee u dhaxeeya Soomaaliya iyo Ethiopia, iyo caqabadaha gudaha dalkiisa ka soo wajahaya Ra’iisul Wasaaraha Ethiopia Abiy Axmed.

Falastiin Axmed Iimaan ayaa soo jeedineysa.

Your browser doesn’t support HTML5

Bandhigga VOA: Caqabadaha Abiy ka haysta gudaha xilli ay is-hayaan Soomaaliya