Muqdisho —
Barnaamijka Bandhigga VOA waxa uu toddobaadkan ku saabsan yahay culeysada bulsho iyo sharci ee ka dhasha gabdhaha da'da yar ee loo guuriyo maleeshiyaadka Al-Shabaab, kuwaasi oo dhawaan la soo taagey maxkamadda milatariga ee dowlada Soomaaliya. Gabdhahan oo qaarkood aan gaarin da'da qaangaarka ayey maxkamadu ku wareejisey hay’ado caawiya.
Waxaa soo jeedineysa Falastiin Axmed Iimaan.
Your browser doesn’t support HTML5