Bandhigga VOA: Hanaanka Dowladda Muqdisho ee sameynta waraaqaha dhalashada

Xarunta Gobolka Banaadir

Barnaamijka Bandhigga VOA waxa uu toddobaadkan ku saabsan yahay Hanaanka dowladda hoose ee Muqdisho ee ku aadan sameynta waraaqaha aqoonsiga ama cadeynta dhalashada muwaadinka.

Sahra Ciidle Nuur ayaa soo jeedineysa.

Your browser doesn’t support HTML5

Bandhigga VOA: Hanaanka Dowladda Muqdisho ee sameynta waraaqaha dhalashada