Bandhigga VOA: Qodobkii ugu adkee ee la isku mari waayey shirlkii GWQ

Shirka Golaha Wadatashiga Qaran

Barnaamijka Bandhigga VOA ee toddobaadkan waxa uu ku saabsan yahay qodobadii la isku mari waayey ee Shirkii Golaha Wadatashiga Qaran oo shalay Muqdisho lagu soo geba-gebeeyey ayada oo aan heshiis lagu gaarin, gaar ahaan qodobka doorashada oo noqday caqabadda ugu weyn.

Falastiin Axmed Iimaan ayaa soo jeedineysa.

Your browser doesn’t support HTML5

Bandhigga VOA: Qodobkii ugu adkee ee la isku mari waayey shirlkii GWQ