Bandhigga VOA: Sida uu u shaqeeyo nidaamka doorashada Mareykanka

Barnaamijka Bandhigga VOA waxa uu toddobaadkan ku saabsan yahay sida uu u shaqeeyo nidaamka doorashada Mareykanka, ayada oo xilligan ay doorashooyin kala duwan ay ka socdaan dalka.

Waxaa soo jeedinaya Ismaaciil Xuseen Maxamed Farjar.

Your browser doesn’t support HTML5

Bandhigga VOA: Sida uu u shaqeeyo nidaamka doorashada Mareykanka?