Bandhigga VOA: Waxyeelada gudniinka fircooniga ee gabdhaha

Barnaamijka Bandhigga VOA waxa uu toddobaadkan ku saabsan yahay waxyeellada gudniinka fircooniga uu u gaysto gabdhaha, ayada oo warbixin cusub ay sheegeyso in sanadihii dhowaa ay kordheen gabdhaha la gudayo.

Sahra Ciidle Nuur ayaa soo jeedineysa.

Your browser doesn’t support HTML5

Bandhigga VOA: Waxyeelada gudniinka fircooniga ee gabdhaha