Bandhigga VOA: Xayiraadaha lagu giijiyey Al-Shabaab

Barnaamijkii Bandhigga VOA waxa uu toddobaadkan ku saabsan yahay cunaqabateyntii ay dhawaan mar kale Qaramada Midoobay ku giijisay kooxda Al-Shabaab iyo waxa ay ka dhigantahay. Waxaa inoo soo jeedinaya Sahra Cabdi Axmed.

Your browser doesn’t support HTML5

Bandhigga VOA: Xayiraadaha lagu giijiyey Al-Shabab