Baraha Kontorool ee Muqdisho oo la geeyey eeyo amniga suga

Eey baaritaan sameynaya

Dowladda Soomaaliya ayaa markii ugu horreysay baraha ciidan ee laga soo galo magaalada Muqdisho waxay gaysay Eeyo baara gaadiidka soo galo caasimadda.

Afhayeenka booliska Soomalaiya Gaashaanle Cabdifataax Xassan ayaa sheegay in door weyn ay ka qaadanayaan xaqiijinta amniga magaalada iyo hareeraheeda eeyahan oo booliska uu hadda gacanta ku hayo.

Wuxuu u warramay wariyaha VOA-da ee Muqdisho Cabdulqaadir Maxamed Cabdulle.

Your browser doesn’t support HTML5

Baraha Kontorool ee Muqdisho oo la geeyey eeyo amniga suga