Beirut —
Hal sano kadib dagaalkii u dhexeeyey ururka Xamaas iyo ciidanka Israel ayaa waxaa hadda aad u xoogeystay iska hor imaadkii u dhexeeyey ciidanka Israel iyo kooxda Xizbullah oo markii hore xiisaddiisu yareyd.
Dagaalka labada dhinac u dhaxeeya ayaa abuuray xaalad bani’aadannimo oo cusub, iyada oo Qaramada Midoobe ay sheegtay in Lubnaan ay ka barakaceen illaa 200,000 oo qof.
Warbixintan waxaa diyaariyey wariyaha VOA-da Ethel Bonet. Waxaa soo jeedinaya Maxamed Cabdi Sandheere.
Your browser doesn’t support HTML5